Barnaamijka baxnaaniye waa haqabtiraha waxbarashada iyo horumarka dugsiyada.
Welcome to Baxnaaniye School management System
It is a long established fact that a reader will be distracted by the readable content of a page at its layout.
You can take attendance of your staffs using School-ID Qrcode, helps to take attendance of thousands of students in few minutes
You can daily view the days remained from your subscription
This is exclusive fees management system that can support schools,universities and colledges .
You can generate your own IDcards using this feature for students,teachers,accountants,librarians and all other staffs
If you students are paying online this system is supporting all known payment gateways.You can easily get payment around the Globe.
Come here and select plan that satisfies you
Halkan kalasoco su'aalaha macamiisha iyo jawabahooda
Marka laguso daayo adeega baxnaaniye waxa oogu horeeyo ee aad sameynayso waa inaad sections-kaa fasalada(classeses) sameysaa, kadib class yada inaad sameysaa, kadib shaqaalaha wa inaad kudarta sida macaliminta, kadib waa inaad maadoyinka fasalada ku assign-gareysa, kadib waa inaad macalin kasto fasal formaster ooga dhigta , kadib jadwalka fasal walba waa inaad sameysaa. Linkiga hosse taabo muuqaalkaas waxa aad ku arkeysaa dhaaman waxyaabaha aan kor kuso sheegneyhttps://youtu.be/wempSAxTsKA
Qeybtaan waxaad arkey qaabka loo xareeyo ardeyda xogtooda iyo sida loo qaadayo xaadirinta https://youtu.be/RdkQ6PEYaX8
Muuqalkaan hoose taabo
Halkaan waxa aan kusharaxney marka aad bilowdid isticmaalka baxnaaniye, waxa'aad kabilaabeysaa inaad fasalada sameyso,sections sameyso, jadwal usameyso fasal walba,macalin formaster ah usamee fasal walba, diwaangali macaliminta dugsiga, diwaangali ardeyda iyo waalidinta .
https://youtu.be/RhZdRzNAQyU
+252614877333
info@baxnaaniye.com
Mogadishu-Banadir-Somalia